Xogo ka Shifay Shaqooyinka Uu Qabto Xafiiska Somali Integration Office OO SI Qorsoodiya Uga Dhex Shaqeeya Qunsuliyada Turkiga Ee Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xogo ka Shifay Shaqooyinka Uu Qabto Xafiiska Somali Integration Office OO SI Qorsoodiya Uga Dhex Shaqeeya Qunsuliyada Turkiga Ee Hargaysa.
July 6, 2017 - Written by Editor:

Mashruuca lacageed u qaatay cabdimaalic m.coldoon. Iyo cida dhaqaalaha ku caawisa +talaabooyinka uu ka fuliyay jsl!!!

HARGAYSA (W,N) Tan iyo intii Ay Burbureen Wadahadaladii U Dhexeeyey Jamhuuriyada Barakaysan ee Somaliland iyo Dawlada Dalka aynu Deriska Nahay ee Somaliya Sanadkii :2015 Waxay Dawlada Somaliya Bilowday dagaal Qorshaysan oo siyaasaded iyada oo Kaashanaysa Dawladaha Shisheeye oo Turkigu Kow ka yahay Waxaa La Abuuray Xafiis Cusub oo Layidhaado somali integration office xafiiskaasi Waxaa Samayntiisa Hindisay khubaro Turki ah Waxaana Loogu Talogalay Xafiiskan in Somaliland Lagu Burburiyo, Waxaana lo Qondeeyey Qorsh Maaliyadeed Dhan Sanadkii 4 $ Million oo Dolar inay Ku Baxdo Lacagtaas Waxaa Bixiyay Dawlada Turkiga,

coldoon

Xafiiskani Waa Qarsoodi Wuxu Sitaa Magac Aad u Micno Weyn kaas oo ah Xafiiska Isdhexgalka Somaliyeed Xafiiskani Wuxu Ku dhex Qarsoonyahay Hawl qabadka Xafiiska Safaarada Turkiga ee Muqdisho Laantiisa ugu Weyni Waxay Ka Hawl gashaa Qunsuliyada Turkiga ee Kutaal Caasimada Jamhuuriyada Barakaysan ee Somaliland ee Hargeisa Xafiiskani Waxaa u Degsan Qorshe Hawleed Cad oo Ah Burburinta Somaliland iyada oo La Marayo Bahda Arts ka Sida fanaaniinta Weriyayaasha Abwaanada Qorayaasha IWM Waxaa loo Xushay Bahda Arts ka Waxay Dadka La Wadagaan Dhegaha bulshada

turki

Xafiiskani Wuxuu Qabatay Hawlo Dhawr ah Wuxuu Bilaabay inuu Qorto Shaqaale Si Qarsoodi ah u Fuliya Hawlaha Xafiiskan Loo Igmaday Shaqaalahaas Waxaa ka Mid ah C/maalik Muuse Coldoon oo Weriye Ahaa Waxaa Lagu Tilmaamay Samafale Fuliya Hawlo Khayriyah Dad Muxsiniin ahi Sadaqada kusoo Hagajiyaan Laakiin Taasi Waa ina Wax kama Jiraan Lacagta C/maalik Bixiyo Waxaa Laga Bixiya oo Xafiiska Somali integration office ee Dadka iyo Dawlada Somaliland Ninkan Way ku Wa reersanyihin Laakiin Wuxuu u Shaqeeya Xafiisk Qarsoodiga ah ee somali integration office ee Dawlada Turkigu wado sidaas Waxaa Laga helay labo Sarkaal o Katirsan Sirdoonka Turkiga oo Ka Hawlgala North America oo si Hoose u Taageersan fatxullah gulen Waxaa Kale Xafiiskani Ku Guulaystay inuu Fanaaniin Badan Muqdisho u Daabulo Waxaana Fanaaniintaas Loo Soo Dhexmaray C/raxmaan Ducaale bayle oo Xafiiskaas La Taliye iyo Tilmaame Guud ka ahaa Bayle Wuxuu Soo Dhexmaray Fanaankii yaraa ee Nimcaan Hilaac Sidaas Ayaa fanaaniin dhawr ah lagu Geeyey Muqdisho Sida Xamda yar Yurub geenyo iyo isaga oo Ahaa Biriijkii Lasoo marayey Xafiiskani Waxaa kalo uu gaxeeyey Ilhaan Faleebo oo ahayd Gabadh yar oo Wadankeeda jeclayd laakiin Lacagi Qaadatay Xafiiskan Kadib Markii uu Dabogalay Urur Qarsoodiya oo Muwaadiniin Reer

Somaliland leeyihiin Oo Sirdoon ahi Xogtiisa heleen Ee Dadweynaha Reer Somaliland Ku Baraarugeen Dhibta Xafiiskani ku hayo iyo Daabulka Dhalinyarada Muqdisho loo Rarayo Wuxuu Bilaabay Raadgadasho.

Waxaana Barnaamijki La Hoosgeeyey Wasiir Cabdi Farah Juxa Wasiirka Arimaha Guddaha DFS Waxaana Barnaamijkii Somali integration losoo Wareejiyey Puntland Maadaama Dadka Reer Somaliland ildheer ku Eegayaan Waxaa Ka socda Muqdisho.

Dhawaan Waxaa Safar Qarash Badani Ku Baxay Lagu Geeyey Weriye Maxamed Baashe Xaaji Xasan iyo Gabadh Weriye ah oo Layi dhahdo Khadra Halgan maamul goboleedka BUDLAAN gaar Ahaan Degmada Eyl.

Safarkan Waxaa loogu Magac Daray Dal iyo Dad barasho Waa Qorshe Lacag Badani Ku Baxay Laguna Barakicinayo Dhalinyarada Somaliland kuwooda Maangaabka ah Maxamed Baashe X Xasan in kastoo Lagu Tiriyo inuu soo Halgamay Hadana Wuxu Noqday nin Awoodi kari wayay inuu marlabad dagalamo Xafiiskan Somali integration office Hore Turkiga keliya ayaa Gacanta ku Hayey Waxaa Hada Kusoo Biiray Dalka Qatar oo Lacag Badan gelinaysa Tusaale Barnaamijka C/maalik keenay Ee Arimaha Guurka iyo Qoyska Waxaa Lacagtiisa Bixinaya Dalka Qadar oo Qayb Ka Noqday Qorshaha Somali integration office Arimahan Halista ah Xambaarsan Waxaa Lagaga Hortegi karaa Isku Duubni iyo Haya.adda Sirdoonka oo Wax Bedel Lagu Sameeyo Qaab dhismedkeda iyo Weliba in Taliye iyo Hogaan Cusub Loo Sameeyo Hadan Dagaalka Kugu Socda laga Gaashaaman wahalis Mu waadin

Fiiro dheer u yeelo Cadawga Dalkaaga Hooyo Cilmi Baa

COMMENTS
LINKS