WAJAALE NEWS

Daawo: Xil Siciid Cilmi Rooble”Reer Berberow Xor Baad Tahiin Oo Tolkiin Sacad Muuse Ayaa…

xil siciid cilmi roobleHargeisa(WJN):xildhibaan siciid cilmi rooble ayaa ka hadlay munaasibada ku soo biirida siyaasiyiinta hargeisa oo ka dhacday hotel maansoor ee magaalada hareisa waxa uu si diiran u soo dhaweeyay masuuliyiinta kala duwan ee manta ku soo biiray xisbiga mucaaridka ah ee wadani

Sidoo kalena waxa uu fariin culus u diray dadwaynaha reer berbera iyo burco oo uu sheegay inay manta xor yihiin oo tolkiin sacad muuse ayaa idin godob tiray

 

 

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habane

Exit mobile version