Madaxweynaha Somaliland Oo Dalacsiiyey Taliyaha Ciidanka Dab-Demiska Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Somaliland Oo Dalacsiiyey Taliyaha Ciidanka Dab-Demiska Somaliland
July 21, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N):-Madaxweynaha jamhuuriyada somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa dalacsiiyey taliyaha ciidamada dab-damiska somaliland Axmed Maxamed Saawixili.

Sida ay ciidanka dab-damisku ku baahiyeen boga ay ku leeyihiin facebook, madaxweyne Siilaanyo ayaa darajada Sareeye Guuto gaadhsiiyey taliyaha ciidankaasi.

sidoo kale boga ciidanka dab- demiska ee Facebook ayaa lagu baahiyey warqada uu madaxweyne Siilaanyo ku dalacsiiyey taliyaha ciidankaasi

 

dalacsiin

COMMENTS
LINKS