WAJAALE NEWS

Madaxweynaha Somaliland Oo Dalacsiiyey Taliyaha Ciidanka Dab-Demiska Somaliland

Hargeysa(W,N):-Madaxweynaha jamhuuriyada somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa dalacsiiyey taliyaha ciidamada dab-damiska somaliland Axmed Maxamed Saawixili.

Sida ay ciidanka dab-damisku ku baahiyeen boga ay ku leeyihiin facebook, madaxweyne Siilaanyo ayaa darajada Sareeye Guuto gaadhsiiyey taliyaha ciidankaasi.

sidoo kale boga ciidanka dab- demiska ee Facebook ayaa lagu baahiyey warqada uu madaxweyne Siilaanyo ku dalacsiiyey taliyaha ciidankaasi

 

Exit mobile version