Xisbiga Kulmiye Laantiisa Dalka Sweden Oo Magacaabay Masuuliyiin Cusub Oo Garabka Dhalinyarada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Kulmiye Laantiisa Dalka Sweden Oo Magacaabay Masuuliyiin Cusub Oo Garabka Dhalinyarada
July 21, 2017 - Written by Reporter:

15740900_349155608781498_6895502727107126718_n-735x400

 

War-Saxaafadeed….

Xisbiga Kulmiye: Xil Magacaabis Lagu Sameeyay Dhismaha Xisbiga Kulmiye Ee  Garabka Dhalinyadarada ee dalka Swedan .

Juli  21/ 2017 |

 

XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE

 

………………………………………….

Ujeedo :xil Magacaabis

 

OG: Guddiga Fulinta Xisbiga Kulmiye

Swedan Gudoomiyah Kulmiye ee Swedan .

OG: Hogaanka Xisbiga Kulmiye Ee Swedan

OG: Gudoomiyeyaasha Laamaha Xisbiga  Swedan.

OG: Xarunta Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Hargeysa S/LAND

OG: Xoghayaha Guud Xisbiga kulmiye Hargeysa S/LAND

 

Kadib  markan wada tashi la sameeyay hogaanka Xusbiga kulmiye ee sweden.

 

Kadib markii aan arkay muhiimadda dhismaha Guddida Garbak dhalinyad  ee swedan xisbiga KULMIYE u leeyahay hawlaha iyo habsami-u-socodka abaabulka xisbiga

 

Ka dib markii hogaanka sare ee Swedan   isla qaatay in la buuxiyo xilkii banaanaa ee Garabka. Dhalinyard

 

Ka dib markii hogaanka xisbigu  isla qaatay baahida loo qabo in la dardargeliyo oo la dhaqaajiyo garabka dhalinyarada Ee dalka Swedan

 

Ka dib markii hogaanka xisbigu ku qancay inye  xilkaas ka bixikaran waxaanu isla qaadanay in  lagabilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 21juli 2017 Loo magacaabay xubnaha hoos ku qoran in ay noqdaan Guddida Garbaka dhalinyrad  ee xisbiga KULMIYE.Swedan

 

1=Gudoomiye  Ku Xigeenka 1aad ee Garabak Dhalinyad swedan

Abdullah Ibrahim ismail

2=Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Garabka dhalinyad. Swedan

Ahmed caaqil Abdulaah mohamed

3=Xoghayah garabka  dhalinyarada ee  swedan Xareed maxamed omer

 

4 =Afhyanka Garbka dhalinyad Swedan

Khayre ibrahim Ali

 

5 =Gudoomiyeh Abuubalka Iyo wacyi galinta  Abdihakim abubakar farax abdilahi

6=Xogahaya Abaabuulka iyo WacyiGalinta swedan  Umulkhayar maxamud

7=Sacid  Cabdi Cismaan  (Siciid Africa ) Gudoomiyah a xidhiidhka  saxafad. Ee garabka  dhalinyarada

8= Cabdisalan jamac aden Gudoomiyaha Garabka   dhalinyarta Ee Goblka  småland

 

Waxa aan u rajaynayaa masuuliyiinta magacyadoodu kor ku xusan yihiin in Alle ku asturo, kuna guuleeyo gudashada masuuliyadda ka dhalanaysa xilalkooda xisbiga KULMIYE. EE SWEDAN.

 

ALLAA MAHAD LEH

 

 

 

Guddoomiyaha garabka  dhalinyarada ee Xisbiga KULMIYE ee Swedan.

Mohamed bulshaawi

COMMENTS
LINKS