Jahawareerka Haysta Bulshada Bukta Iyo Tayo Darada Daawooyinka Dalka Dibada Uga Yimaada Oo Aanay Jirin Hayadahii | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Jahawareerka Haysta Bulshada Bukta Iyo Tayo Darada Daawooyinka Dalka Dibada Uga Yimaada Oo Aanay Jirin Hayadahii
August 5, 2017 - Written by Reporter:

Dadwaynahii soomaaliyeed waxa ku dhacay jahawareer waxa ay aqoon caafimaad bedeen dadkoodii dalkoodii doctor radoodii waxay najiido u heeleen

Waxaan aad ula yaaba oo aan habeen iyo dharaar ugu dhex wareega hooyada danyarta ee hal xabo oo ergomtrine inj u dhiig baxaysa uguna dhimanaysa caruurta maalin kasta guryaha u jiifa xanuuno shuban iyo qufac oof ee aan waalidkood awoodin lacag daawo ay ku soo iibsadaan  kadina u dhimaanaya iyo hantiilayaasha shirkadaha dawooyinka ee si fudud 6 biloodba mar ugu yaraan 4contener oo daawo nooc kasta iskugu jirta oo ay ku hayeen stores kooda si fudud u gubaya shacbigii danyarka ahaa ee daawooyinka awoodi waayey dhaqaale  lacageed oo ay ku iibsadaan ay u dhintaan maalin kasta ama guryaha magaaloyinka dalka ay bukaan u jiifan  halkii shirkadahasi aykala masuugen inay 6 bilood ee hore ay gayn lahayen mch  xanaanoyinka dalka    Tayo darada dawooyinka  dalka  diba uga yimaada

Caaaaaayyyy

 

Dadwaynahii   soomaaliyeed  waxa ku dhacay jahawareer waxa ay aqoon caafimaad bedeen dadkoodii dalkoodii doctor radoodii waxay najiido  u heeleen jahawareer khal khal caafimaad  buukaan saa id oo la kulmay qalab la an caafimaad    tayo  daro daawooyinka dalka dibada  uga yimaada  waxay kuyuu ugu jiraan goobahii farmasiyadii  dalka  oo sii badanaya maalinba maalinta ka dambaysa  ka hor burburkii dawladii  soomaaliyeed farmasiyada gobolada  dalku way yaraayeen  shaqadooda iyo maamulkoodu waxa uu ku hoos jiray  qorshaha maamulka dawliga ah  dawooyinkii dalka dibada uga iman jiray waxa ay ku jireen  gacanta  maamulkii dawliga ahaa ee waqtigaa jiray  daawooyinku waxay ku iman  jireen  dalab qorshaysan  oo laba dawladood oo leh tiraac iyo qanuun sharci  dawladeed dawooyinkaas  waxa ay ku soo dhici jireen  xarunta qaybinta  iyo keydinta daawooyinka spimo halkaas ayaa pharmasiyadana  ay ka qaadan jireen daawooyinka  farmasiyadu waxay  ku shaqayn jireen  shift duty  radio hargeisa ayaa looga sheegi  jiray dadwaynaha ku nool gobalada dalka farmasiga shaqaynaaya  habeenkaa waxa laga sheegi jiray radio hargeisa waxa  si fiican u shaqaynaayey  cusbitaalada dawliga oo habeenka la  shaqayn jiray  farmasigaa  shift shaqo u soo jeeda  farmasigaa waxa uu lahaa waraaqo furnaanta sharci  sida warqada xaashida soo eegista caafimaadka guud  xaashida  liisan ka ganacsi  warqada  ogolaanshiyaha wasaarada  caafimaadka sidoo kale aqoontiisa  caafimaad iibiyaha  daawada farmasigu waxa uu ka diwaan gashanayd wasaarada caafimaadka

Farmasigu waxa uu  only iibin  jiray oo loo  ogolaa dawooyin  xadidan oo wasaarada caafimaadka dawligu ay  maamuli jirtay

daawooyinku

manta  dalka ma jiraan  baahiyaadkii caafimaadka ee aasasiga dawliga ahaa oo qofkaan haysan  wax lacag ah oo ku daweeyo caafimaadkiisa  lacag la an  ma jiraan waxa inta badan la arkaa markuu waayo  daawo caafimaad dr  isaga iyo qoyskiisuba inay u dhitaan daawo la an  ama dr la an

ganacsiga daawooyinku waxa uu la mid yahay  taariikhdii  ganacsiga dadka ee Africa  hadaba bulshadu runtii aad bay u dareensantay dhibaatada arimaha caafimaadka maxaa dawlada uga qorshaysan  dhibaatooyinkan arimaha caafimaadka bulshada ee dadan  goorma  laga baadhi doona  tayada daawooyinka  dalka dibada uga yimaada iyo tayadooda waxtarla an  dekadaha dalka

 

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan

Fayo-dhawre madax bannaan

buux02010@gmail.com

063 4130821

 

COMMENTS
LINKS