WAJAALE NEWS
Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo La Filayo In Maalinta Bari ah Lagu Soo Dhaweeyo Caasimada Hargaysa!!
August 10, 2017 - Written by Editor:

HARGAYSA (W,N) Abwaanka  da, dayar Ee Reer Somaliland Abwaan Aabdilaahi Xasan Ganey ayaa lafilayaa in maalinta bari ah lagu soo dhaweeyo caasimada Somaliland Ee Hargaysa Oo uu mudo dheer ka maqnaa kuna sugnaa qurbaha .

Abwaan cabdilaahi xasan ganey ayaa kamid ah hal abuurka somaliland  kuwa ugu caansan islamarkaana Abwaanka ayaa ah Shamacyadii Istaadhay Silsilad sugaaneedii MIIMLEYDA oo noqotay mid kulmisay hal Abuur da,dayar ee ku dhaqan gudaha iyo dibada taasi oo uu abwaan cabdilaahi ku laha laba gabay oo sitoosa uga Hadlaayay Musuq Maasuqa Iyo Nidaabka Baydhsan ee xiligan ay ku dhaqanto xukuumada talada haysaa.

abwan cabdilaahi xasan ganey

Xubno kamida hal abuur ku nool magaalada hargaysa ayaa la filayaa in bari kaga hortagaan madaarka caalimaga ah ee Cigaal

Abwaan cabdilaahi ayaa lagu wadaan in caasimada hargaysa ku qaban doono bandhig sugaaneed uu kusoo bandhigayo sugaanta Uu Ilaahay Hibada Usiisay.

HALKAN KA DAAWO MIDKA MIDA GABAYADA ABWAN CABDILAAHI EE UU KAGA QAYBGALAY SILSILADII MIIMLEYDA,

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews