SAWIRKA Todobaadka : Kulankii Gudoomiye Cirro & Muj Cali Guray Iyo Weedhihii Uu Ku Cabiray Cali Dareenkiisa!! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
SAWIRKA Todobaadka : Kulankii Gudoomiye Cirro & Muj Cali Guray Iyo Weedhihii Uu Ku Cabiray Cali Dareenkiisa!!
August 14, 2017 - Written by Editor:

SAWIRKA Todobaadka : Kulankii Gudoomiye  Cirro & Muj Cali Guray Iyo  Weedhihii Uu Ku Cabiray Cali Dareenkiisa!!

DAREENKIISA CALI GURAY UU KA BIXIYAY KULANKAN ;Madaxda xisbiyadu Waxay mudan yihiin ixtiraam, gaar ahaan aniga Gudoomiyaha Waddani sida isaguba uu ii ixtiraamo in aan aniguna si ka wayn u ixtiraamo wuu igu leeyahay. Xiliga tartanka iyo ololuhuna wuu xadidan yaha doqontuna hadii la xafiiltamo in la coloobay bay moodaa. Mudane Cabdiraxmaan hadii uu doorashada ku guulaysto wuxu noqon doonaa madaxwaynahayga hadii kalena Muuse oo ah Musharaxa aan dhisayo ayuun baa labadayadaba Madaxwayne noo wada noqon doona hadii Alleh yidhaa tartankuna ceeb maaha hadii aan la xumayninna xumaan Maaha.

CIRRO IYO CALI GURAY

COMMENTS
LINKS