Hambalyo Meher Wacan, Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed + SAWIRO | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Meher Wacan, Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed + SAWIRO
August 15, 2017 - Written by Reporter:

Dhamaan Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda Wararka Wajaalenews.net  Waxay Hambalyo U Dirayaan  Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed oo Maanta  Meherkoodu ka Qabsoomay Hotelka Summer Time Green Plaze ee Magaalada Hargeysa. Waxaan Alle uga baryayaan inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin.

 

 

20891354_10214158041289739_240530483_n 20864583_10214158046449868_2098067139_n 20863998_10214158047009882_2124158463_n 20891614_10214158048369916_1126153495_n 20885097_10214158009488944_1516965093_n

COMMENTS
LINKS