WAJAALE NEWS

Hambalyo Meher Wacan, Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed + SAWIRO

Dhamaan Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda Wararka Wajaalenews.net  Waxay Hambalyo U Dirayaan  Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed oo Maanta  Meherkoodu ka Qabsoomay Hotelka Summer Time Green Plaze ee Magaalada Hargeysa. Waxaan Alle uga baryayaan inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin.

 

 

Exit mobile version