Dhammaan Suxufiyiintan Iyo Akhiyaartani Waxay Hambalyo Mehera U Dirayaan Cabdifataax Ismaaciil Mursal Iyo Farduus Xaashi Cumar Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalaada Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhammaan Suxufiyiintan Iyo Akhiyaartani Waxay Hambalyo Mehera U Dirayaan Cabdifataax Ismaaciil Mursal Iyo Farduus Xaashi Cumar Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalaada Hargeysa
August 17, 2017 - Written by Reporter:

Muuse Faarax Jaambiir, Xasan Maxamed Yuusuf, Cali Axmed Cawaale (Caana-dhame) Kayse Faarax Yuusuf Khadar Xuseen Cali (Ilkacase) Cabdicasiis Cali Nuur Siciid Xagaa Afrax Mahad Jaamac Koronto, Cabdishakuur X. Muxumed Muuse (Heersare) Xamse Jirde Axmed, Axmed Cismaan Almis, Cabdiraxmaan Nuux (Hiiraan), Maxamed Cabdilaahi Soofadhiiste, Khadar Iid Kaariye, Yuusuf Jaamac Xirsi, Caydaruus Sheekh Cumar Geedde Khadar Maxamed Cakulle, Mustafe Cabdi Maxamed (Janaale), Cabdiraxmaan Xasan Cabdi, Siciid Cawil Axmed, Khaalid Sacad Muuse, Naasi Aadan Maxamed (Naasir-Nawaa) Saleebaan Ibraahin Xaashi, Xasan Maxamed Jaamac (Baanarooma), Ismaaciil Maxamed Cakulle Maxamed Cabdalle, Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), Faysal Xiis Weerar (Afgaab), Cumar Maxamed Faarax Cabdiqaadir Aadan Carab, Cabdiraxmaan Aw Aadan Dhammeeye, Maxamed Saleebaan Cumar, Cali Xasan Sugulle, Xasan Maal Dhidar, Cabdiwahaab C/Rashiid Xuseen, Axmed Maxamed Saleebaan, Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale) Cabdiqani Cabdillaahi Axmed (Asbaroo), Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef), Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay), Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre), Cabdirashiid Cali Sheekh Maxamed Cabdi Cumar (Cirro), Kayse Axmed Digaale, Khadar Macallin Deeq Sahra Ciidle Nuur, Sagal Mustafe Xasan Safiya Cali Yuusuf, Xayaad Maxamed Cabdillaahi Sahra Cabdiwahaab Sheekh Axmed, Yuusuf Maxamed Ismaaciil, Nimco Cabdiwahaab Shirdoon Cabdicasiis Caydiid Yemeni, Cabdiqaadir Aadan Carab, Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax) Abwaan Cabdirisaaq Xaamud Caydiid (Jaylaani) Abwaan Cabdiweli Saxardiid Xirsi Fannaan Cabdiraxmaan Caydiid Cabdi (Oday), Dhammaan Suxufiyiintaas iyo Suxufiyiin kale oo tiro badan iyo weliba Bahda Fanka Somaliland iyo Asxaab kale oo tiro badani, waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan oo u dirayaan; Tifaftiraha guud ee Aftahannews Cabdifataax Ismaaciil Mursal Iyo Marwadiisa Farduus Xaashi Cumar Oo Meherkoodu Khamiistii Maanta oo ay Taariikhdu ahayd 17-ka bisha August sannadkan 2017-ka, ka qabsoomay magaalada Hargeysa. Waxay dhammaan Akhyaartani leeyihiin, Allaah ha idinka dhigo Lammaanihii isku raaga ee Guri-galkooda ku gaadha, Bashbash,

 

 

20938953_1605384892858207_1016505927_n

 

COMMENTS
LINKS