Daawo:-Xafalad Balaadhan Oo Loo Sameeyay Arday Ka Qalin Jabisay waxbarashada Aas Aasiga Ah Ee dugsiga alnuur. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo:-Xafalad Balaadhan Oo Loo Sameeyay Arday Ka Qalin Jabisay waxbarashada Aas Aasiga Ah Ee dugsiga alnuur.
August 18, 2017 - Written by Wariye:

vlcsnap-2017-08-17-21h17m24s179Hargeisa(WJN):-Xafladan oo ahayd mid si heer sare loo soo agaasimay ayaa wax ka soo qayb galay masuuliyiin aad u tiro badan oo ka socda wasarada warfaafinta wasarada dhalinyadda ciyaaraha waxbarashada iyo maamulka macalimiinta dugsiga alnuur

waxa ay ka war bixiyeen taariikhada dugsiga la aas aasay iyo mudadii uu jiray waxyaabaha u qabsoomay sidoo kalena tirada ardayda ka qalin jabisay ayaa ahayd 28 arday oo iskugu jira wiilal iyo gabdho

 

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye: Abdiqadir Habane

COMMENTS
LINKS