WAJAALE NEWS

DAAWO; Heesta Cusub Ee “Samirku Ma Hungoobo ” Codkii Asma Love Iyo Ereyadii Abwaan Sakariye Awaare;

DAAWO; Heesta Cusub Ee “Samirku Ma Hungoobo ”  Codkii Asma Love Iyo Ereyadii Abwaan Sakariye Awaare;

Samirku ma Hungoobo mana hakadoo

Nasiibkoo hagaaga waa la helaa

Hiil iyo Adigaa Horseed Wacanoon

Hammiga noloshayda kuu huray….

Erayada: Sakariye Saxardiid Axmed (Awaare)

Laxanka: Miyirka Kamanka Laxanka (Maxamed Miyir Xaaji Cige)

Music: Axmed-Wali Ibraahin Maxamuud Furinle.

Codka: Asma-Love Axmed Ismaaciil.

DHAGAYSI WACAN..

Exit mobile version