Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Gabiley Oo Magacaabay Gudida fulinta Ee Degmada Tog Wajaale+Magacyada Xubnahan;; | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Gabiley Oo Magacaabay Gudida fulinta Ee Degmada Tog Wajaale+Magacyada Xubnahan;;
August 18, 2017 - Written by Editor:

TOG WAJAALE (W,N)  Iyadoo  maalmihii ugu dambeeyay uu socdaal shaqo oo dar dar galin ah uu ku joogay Magaalada Tog Wajaale gudoomiyaha xisbiga wadani ee  gobolka gabiley  ayna ku wehelinayeen xubnaha fulinta ee xisbiga wadani ee Gobolka Gabiley  ayaa waxay kulamo  gooni gooniya ay laqateen waxgaradka dhalinyarada haweenka, degmada wajaale

kulankaasi oo ay kaga arinsanayeen sidii ay  Xisbiga mucaaradka ah ee wadani ay hiil iyo hooba ay isla barbartaagi lahayeen isla markaasina ay codkooda ugu hiiliyaan musharaxa xisbiga wadani mudane Cabdiraxmaan Maxamed ciro .

Shirar iyo wadatashi kadib gudoomiyaha gudoomiyaha xisbiga wadani ee  gobolka gabiley mudane cabdiraxmaan muxumed baadil  (cabdi biid).

GUDOMIYE CABDI BIID

oo ay weheliyan gudida fulinta ee Gobolka Gabiley ayaa  si rasmiya u magacaabay xunaha gudida fulinta ee degmada wajaale .

HALKAN KA AKHRISO Magacaabista xubnaha Gudida fulinta Ee Degmada Wajaale.

 

  1. Qawrax muuse xuseen gudoomiye
  2. Maxamed cabdilaahi yuusuf gud ku xigeen
  3. Cabdikariin cali caydiid xoghaye
  4. Cabdisalaan aadan ibraahin gudomiyaha garabka dhalinyarada
  5. Cabdirashiid yuusuf cabdilaahi gud ku xigeenka dhalinyarada
  6. Cabdi axmed maxamuud xoghayaha garabka dhalinyarada
  7. Fadxiya axmed jaamac gudomiyaha garabka haweenka
  8. Rooda cali abiib gud ku xigeenka haweenka
  9. Nimco dhamal xasan xoghayaha garabka haweenka
  10. Caydaruus xuseen cali afhayeenka
  11. Cabdinaasir cabdi gahayr madaxa gaambaynka
  12. Mustafe kayse maxamed xubin
  13. Cabdi maxamed xasan xubin gudi
  14. Cali cabdilaahi faarax  xubin gudi

Wabilaahi Tawfiiq

Cabdiraxman Muxumed Baadil ,( cabdi biid )

Gudoomiyaha xisbiga wadani ee gobolka gabiley

WAJAALENEWS DESK

TOG WAJAALE OFFICE

COMMENTS
LINKS