DAAWO; Muj Nakruuma Oo Si Qotodheer Uga Sheekeeyay Bilowga Dhaq Dhaqaaqyadii SNM & Guutada 4aad,+Xusuusta Deeganada,Geed Balaadh, G, Maxamed Cali Iyo Duriya, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Muj Nakruuma Oo Si Qotodheer Uga Sheekeeyay Bilowga Dhaq Dhaqaaqyadii SNM & Guutada 4aad,+Xusuusta Deeganada,Geed Balaadh, G, Maxamed Cali Iyo Duriya,
September 10, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa (W,n) Muj Cabdiwahaab Cabdi Jaamac (Nakruumo)  Oo kamid ahaa  halgamayaashii Ururkii Snm Isla markaana u waramayay Shabakada Warar Ee Wajaalenews.net ayaa siqodheer u sharaxay  sidii ay bilaabantay ururkii dhaq dhaqaaqa somaliyeed ee Snm GarabkiisiiHubaysnaa

Sidoo kale Muj Nakruuma ayaa ka sheekeyay jabhadii afraad oo iyadu bilow u hayd halganki dalka taasi oo ka bilaabantay deegnada xuduuda teedsan iyagoo ay sobob u hayd in ay marka hore ilaaliyaan dadka ku dhaqan deegaanada oo ay boob ku haysay qaarkamida  jabhadii kasoo noqday dagaalkii  1977 oo qaarkood deganaa  deegnada galbeedka somaliland

Sidoo kale Muj Nakruuma ayaa sharaxay fadhiisimadii ay degeen Oo ay kamid ahayd Geed balaadh, Duriya Juuqda, iyo  Geedka Maxamed Cali oo u ahayd meelaha ay ku kala war qaataan.

HALKAN KA DAAWO WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

 

COMMENTS
LINKS