DAAWO ; Kaalinta Casriga ah Ee Kulmiye Sanjab Fuelstation And Super Market Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhisay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Kaalinta Casriga ah Ee Kulmiye Sanjab Fuelstation And Super Market Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhisay.
September 11, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa (W,N) Waxaa caasimada somaliland ee hargaysa maalinba maalinta ka danbasa kusoo kordhaya meherada casriga ee laga furo iyo  adeegyada ay midwalba soo kordhiso oo ku socda Xawli hadaba kaailnta kulmiye sanjab waxay ay qaybo kala duwan ku leedahay magaalada hargaysa iyo dabcan Gobolada qaar sida Gabiley .

KULMIYE SANJAB

Maxaa ku Cusub adeegyada ay uu bixiyo Company Kulmiye Sanjab

Halkan Ka Daawo Shaqaalaha Company oo Sharaxaya Adeegyada Ay Bixiyaan;

 

 

 

hargeisa office

wajaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habane

COMMENTS
LINKS