Daawo: Murashax Ciro Oo Mar Labaad Balan Qaad Wayn U Sameeyey Ciidamada Qaranka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Murashax Ciro Oo Mar Labaad Balan Qaad Wayn U Sameeyey Ciidamada Qaranka
September 13, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “CIrro” ayaa khudbad uu maanta ka jeediyey munaasibad uu xisbiga WADDANI ku qaabilayay taageerayaal iyo siyaasiyiin kusoo biiray waxa uu mar kale ballan qaad wayn u sameeyey ciidamada Qaranka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS