WAJAALE NEWS

Daawo: Murashax Ciro Oo Mar Labaad Balan Qaad Wayn U Sameeyey Ciidamada Qaranka

Hargeysa(W,N)-Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “CIrro” ayaa khudbad uu maanta ka jeediyey munaasibad uu xisbiga WADDANI ku qaabilayay taageerayaal iyo siyaasiyiin kusoo biiray waxa uu mar kale ballan qaad wayn u sameeyey ciidamada Qaranka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version