Warar Dheeraada Oo Ka Soo Baxaya Soomalidii Lagu Laayay Deegaanka Hawaday Ee Bariga Dalka Ethiopia | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Warar Dheeraada Oo Ka Soo Baxaya Soomalidii Lagu Laayay Deegaanka Hawaday Ee Bariga Dalka Ethiopia
September 13, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Ugu yaraan 32 qof oo Soomaali ah ayaa habeen hore lagu dilay deegaanka Hawadaay ee bariga dalka Ethiopia.

Dilalkan ayaa daba socda rabshado u dhexeeyay maalmihii la soo dhaafay dadka Oromada iyo Soomaalida ee dalka Ethiopia.

F01286DA-25F4-4A28-BF8F-E85926E3C9C2_cx5_cy24_cw91_w1023_r1_s

Oramada ayaa ku eedeesay ciidamada Liyuu Booliska ee dawlad deegaanka Soomaalidu inay dad ka dileen, hase ahaate afhayeen u hadlay ciidamadaasi ayaa laanta afka Oromada ee VOA-da u sheegay inay arrintaasi wax ka jirin.

COMMENTS
LINKS