WAJAALE NEWS

Daawo: Koomiishanka Dorashooyinka Somaliland Oo Soo Gabagabeyay Qadashada Kadhadhkii Codbixiyayasha

Hargeysa(W,N)-Guddiga koomishanka qaranka Somaliland ayaa maanta munaasibad ay magaalada Hargeysa ku qabteen waxay kusoo gabogabeeyeen qaadashada kaadhadhkii codbixiyayaasha oo si rasmi ah uga soo idlaatay lixda gobol ee Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version