DAAWO; Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Gabiley Oo ka Warbixiyay Marxaladii ay Soo Martay Jaamacada Timacade University. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Gabiley Oo ka Warbixiyay Marxaladii ay Soo Martay Jaamacada Timacade University.
September 17, 2017 - Written by Editor:

GABILEY (W,N) Badhasaabkii Ugu Horeeyay Ee Gobolka Gabiley Maxamed Axmed Awcabdi (Xabiib)  ayaa  Siqotodheer uga Waramay Marxaladii ay soo martay jaamacada Timacade University Oo ay Dufcadii Shanaad ka Qalinjabiyeen y shalay

Sidoo kale Mr Xabiib oo ahaa masuulkii ku guulaystay in gabiley jaamacad yeelato islamarkaana kamida Boardka jaamacada ayaa fariin udiray ganacsatada kasoo jeeda gobolka gabiley..

 

COMMENTS
LINKS