WAJAALE NEWS

DAAWO; Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Gabiley Oo ka Warbixiyay Marxaladii ay Soo Martay Jaamacada Timacade University.

GABILEY (W,N) Badhasaabkii Ugu Horeeyay Ee Gobolka Gabiley Maxamed Axmed Awcabdi (Xabiib)  ayaa  Siqotodheer uga Waramay Marxaladii ay soo martay jaamacada Timacade University Oo ay Dufcadii Shanaad ka Qalinjabiyeen y shalay

Sidoo kale Mr Xabiib oo ahaa masuulkii ku guulaystay in gabiley jaamacad yeelato islamarkaana kamida Boardka jaamacada ayaa fariin udiray ganacsatada kasoo jeeda gobolka gabiley..

 

Exit mobile version