HALKAN KA AKHRI: Magacyada 40 Masuul Oo Madaxwayne Siilaanyo Digreeto Ku Magacaabay Xukuumadiisa Kana Soo Jeeda Beesha Uu Ka Dhashay Ee Bariga Burco | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
HALKAN KA AKHRI: Magacyada 40 Masuul Oo Madaxwayne Siilaanyo Digreeto Ku Magacaabay Xukuumadiisa Kana Soo Jeeda Beesha Uu Ka Dhashay Ee Bariga Burco
September 22, 2017 - Written by Reporter:

unnamed

 

WAA IMISA WADARTA GUUD EE TIRADA MASUULIYIINTA MADAXWAYNE SIIRAANYO U MAGACAABAY BEESHA UU KA DHASHAY EE BARIGA BURCO ?

1 : Wasiirka Madaxtooyadda,Beesha Bariga Burco.
2 : Wasiirka Macdanta, Beesha Bariga Burco.
3 : Wsiirka Hawlaha  Guud, Beesha Bariga Burco.
4 : Wasiirka Dib u dejinta, Beesha Bariga Burco.
5 : Wasiir Dawlaha Xanaanada Xoolaha,Beesha Bariga Burco.
6 : Wasiir Dawlaha Waxbarashada,Beesha Bariga Burco.
7 : Wasiir ku xigeenka  Wasaarada.Arimaha Gudaha, Beesha Bariga Burco.
8 :Wasiir ku xigeenka  W/Beeraha, Beesha Bariga Burco.
9 :Wasiir Dawlaha Duulista iyo Hawadda, Beesha Bariga Burco.
10 :Wasiiru Dawlaha Caafimaadka, Beesha Bariga Burco.

TIRADA AGAASIMAYAASHA GUUD EE MADAXWAYNE SIIRAANYO KA MAGACAABAY BEESHA UU KA DHASHAY EE BARIGA BURCO .  

11 : Agasimagaha Guud ee Wasaradda Caafimaadka,Beesha Bariga Burco.
12 : Agaasimaha  Guud  ee Wasaradda Biyaha,Beesha Bariga Burco.
13 : Agaasimaha Guud  ee  Wasaradda Deegaanka,Beesha Bariga Burco.

14:Agaasimaha  Guud  ee  Wasaradda Arimaha Gudaha,Beesha Bariga Burco.
15 : Agaasimaha Guud  ee  Wasarada Tacliinta sare, Beesha Bariga Burco.
16 : Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warshadaha,Beesha Bariga Burco.

 

TIRADA HAY”ADAHA MADAXA BANAAN EE MADAXWAYNE SIIRAANYO KA MAGACAABAY BEESHA UU KA DHASHAY EE BARIGA BURCO  
17:  Gudoomiyaha Gudiga Qandarasyadda,Beesha Bariga Burco .
18: Mareeyaha Hay’ada  Kantroolka  Tayadda,Beesha Bariga Burco.    19:Gudoomiyaha Machadka Shaqaalaha Dawladda, Beesha Bariga Burco.
20:Gudoomiye ku xigeenka Gudiga Diwaangalinta Ururadda Siyaasadda iyo Asxaabta Qaranka, Beesha Bariga Burco.
21 :Mareeyaha Madbacadda Qaranka,Beesha Bariga Burco .
22 :Mareeye Ku xigeenka Dekedda Berbera,Beesha Bariga Burco.
23 :Mareeyaha Lacagta Komiishan Xakamaynta HIV, Beesha Bariga Burco.
24 :Xubinta Gudiga Doorashooyinka Qaranka, Beesha Bariga Burco.
25 :Gudoomiye ku xigeenka Hay’adda Shaqaalaha,Beesha Bariga Burco.
26 :Xubin Gudiga Cadaaladda,Beesha Bariga Burco.
27:Gudoomiye ku xigeenka Koomishanka Mihnadlayaasha Caafimaadka,Beesha Bariga Burco.
28 : Gudoomiyaha Wakaladda Qurb-jooga, Beesha Bariga Burco .
29 : Xubin Koomishanka Xuquuqal Insaanka,Beesha Bariga Burco.
30: Xubinta Koomishanka Maamul wanaaga iyo Ladagaalanka Musuqmaasuqa, Beesha Bariga Burco.
31: Gudoomiyaha Hay”ada Xabkaha iyo Faleenka,Beesha Bariga Burco.
TIRADA TALIYAYAASHA CIIDAMADA MADAXWAYNE SIIRAANYO KA MAGACAABAY BEESHA UU KA DHASHAY EE BARIGA BURCO.

32: Taliyaha Cidamadda Sirdoonka S/land,Beesha Bariga Burco.
33: Taliye Ku xigeenka Ciidanka Asluubta,Beesha Bariga Burco.
34: Taliyaha Ciidanka Booliska Ilaalada Cashuuraha,Beesha Bariga Burco.
35 :Taliye ku xigeenka Ciidanka Laanta Socdaalka,Beesha Bariga Burco.

 

TIRADA SAFIIRADA MADAXWAYNE SIIRAANYO KA MAGACAABAY BEESHA UU KA DHASHAY EE BARIGA BURCO.
36 :Safiirka Ingiriiska,Beesha Bariga Burco.
37 :Safiirka Emaraatka,Beesha Bariga Burco.
38 :Safiir ku xigeenka Ethiopia,Beesha Bariga Burco.
TIRADA BADHASAABADA MADAXWAYNE SIIRAANYO KA MAGACAABAY BEESHA UU KA DHASHAY BARIGA BURCO.
39: Badhasaabka Gobolka Sanaag,Beesha Bariga Burco.
40: Badhasaabka ku xigeenka Gobolka Saraar Beesha Bariga Burco.

Waxaase iswaydiin mudan, WAA IMISA TIRADA LA TALIYAYAASHA MADAXWAYNE SIIRAANYO KA MAGACAABAY BEESHA UU KA DHASHAY EE BARIGA BURCO ?

 

Kala Soco Shabakada Wararka Wajaalenews Qormada Labaad Oo Bulshada S/land Ugu Iftiimin Doono Mashaariicda Muddo Xileedkiisa Madaxwayne Siiraanyo Siiyay Shaqsiyaad Iyo Shirkado Magacyo Cusub Wata Oo Ka Soo Jeeda Beesha Uu Ka Dhashay Ee Bariga Burco. 

 

WARIYE XAMSE JIRDE AXMED

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM


 

 

COMMENTS
LINKS