Dhamaan Bahda Shabakada Wajaalenews Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraysaa Wariye Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Habane Oo Hooyadii Ku Geeriyootay Magaalada Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhamaan Bahda Shabakada Wajaalenews Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraysaa Wariye Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Habane Oo Hooyadii Ku Geeriyootay Magaalada Hargaysa
September 30, 2017 - Written by Reporter:

Dhamaan hawl wadeenada Bahda Shabakada Wararka Wajaalenews waxay tacsi leh u diraysaa Wariye cabdiqaadir cabdiraxmaan habane oo aanu ka tacsiyadaynayno geeridii ku timi hooyadood Marxuumad Saado Cali oo maanta ku geeriyootay magaalada hargaysa waxaanan Marxuumada ale uga baryaynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo Qabrigana u nuuriyo Aamiiiin Aamiiiiiin Aamiiiiiin Aamiiiiiin Aamiiiiiin Aamiiiiin

 

tacsi

COMMENTS
LINKS