Hambalyo; Wariye Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Habane Oo kamid Ahaa Ardaydii ka Qalinjabisay Jaamacada Alpha University | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo; Wariye Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Habane Oo kamid Ahaa Ardaydii ka Qalinjabisay Jaamacada Alpha University
October 4, 2017 - Written by Editor:

Hargasya(W,N) Dhamaan Bahda Shabakada Wararka Ee Wajaalenews Waxay hambalyo iyo Bogaadin udirayan cabdiqaadir cabdiraxmaan habane oo kamid hawl wadeenada shabakada Wajaalenews ismarkaana ka qalinjabiyay jaamacada Alpha  Faculty ICT kana qaatay BA.

qalinjabintii cabdiqadir 2

QAADIRO 5

Waxaanu Si farxad ku Dheehan tahay ula wadaagaynaa  guusha uu ka gaadhay dadaalka uu ugu jiray in uu gaadho himiladiisa aqooneed/.

QAADIRO

Waxaani sido kale hambalyo iyo bogaadin udiraynaa qoyskiisa asxaabta iyo cid kasta oo ka qayqaadatay dadaalka uu cabdiqadir halkan kusoo gaadhay.

qalinjabintii cabdiqadir 1 qalinjabintii cabdiqadir 3

 

HAMBALYO HAMBALYO

COMMENTS
LINKS