WAJAALE NEWS

Hambalyo; Wariye Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Habane Oo kamid Ahaa Ardaydii ka Qalinjabisay Jaamacada Alpha University

Hargasya(W,N) Dhamaan Bahda Shabakada Wararka Ee Wajaalenews Waxay hambalyo iyo Bogaadin udirayan cabdiqaadir cabdiraxmaan habane oo kamid hawl wadeenada shabakada Wajaalenews ismarkaana ka qalinjabiyay jaamacada Alpha  Faculty ICT kana qaatay BA.

Waxaanu Si farxad ku Dheehan tahay ula wadaagaynaa  guusha uu ka gaadhay dadaalka uu ugu jiray in uu gaadho himiladiisa aqooneed/.

Waxaani sido kale hambalyo iyo bogaadin udiraynaa qoyskiisa asxaabta iyo cid kasta oo ka qayqaadatay dadaalka uu cabdiqadir halkan kusoo gaadhay.

 

HAMBALYO HAMBALYO

Exit mobile version