DAAWO; Xildhibaan Mustafe Sayid Oo Wax laga Xumaado ku Tilmaamay Hadalo kasoo Yeedhay Maayarka Gabiley Iyo Masuul Katirsan Xisbiga kulmiye. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xildhibaan Mustafe Sayid Oo Wax laga Xumaado ku Tilmaamay Hadalo kasoo Yeedhay Maayarka Gabiley Iyo Masuul Katirsan Xisbiga kulmiye.
October 5, 2017 - Written by Editor:

“Xisbiga kulmiye Waxaa ka Muuqata Hadii Qofku Dhagar Gali waayo Ama Hadal Aan Suurto gal Ahayn Uu ku hadli Waayo in Aanu Muuse Biixi Arkay”Xildhibaan Mustafe Sayid

“Gabiley Sobob Uu Wadani Udiidi karaa Majirto Ardayda Jaamacaduni Xaq Ayay Uleeyihiin  In Ay  Galaan Shaqada Awoodeedana waxa leh komishanka doorashooyinka ” Xildhibaan Mustafe Sayid.

“Maayarka Gabiley isagoo ah Masuul Aanan jeclaa in Uu ka Duwanaado Xubnaha kale Ee kulmiye Maadaama uu yahay Masuul Dhaarsan”.Xildhibaan Mustafe

HARGAYSA(W,N) Xildhibaan Mustafe Sayid Abokor oo katirsan golaha deegaan degmada gabiley ayaa wax laga xumaado ku tilaamay hadalo kasoo yeedhay maayarka gabiley iyo xubin katrsan xisbiga kulmiye oo xisbiga muraacidka ah ee wadanu ku eedeeyay in uu diiday in ay ardayday jaamacada gabiley ee timada cade kamid noqdaan shaqaalaha komishanka ,

Xildhibaan mustafe ayaa eedaasi ku tilaamay kuwo been abuur ah ismarkaana shaqadaashi ay leeyihiin komishanku isagoo labada masuul ku eedeeyay in ay fulinayaan shaqooyin aan loodiran .

Sidoo kale xildhibaan Mustafe Sayid ayaa sheegay in uu dhawaan  u biiri doono xisbiga mucaaridka ee wadani isaga iyo taageerayaashiisuba,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA ;

COMMENTS
LINKS