Hambalyo Meher Wacan Garsoore Maxamuud Cabdirasaaq Maxamed Iyo Marwo Shugri Maxamed Muuse Oo Maanta Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargaysa + SAWIRRO | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Meher Wacan Garsoore Maxamuud Cabdirasaaq Maxamed Iyo Marwo Shugri Maxamed Muuse Oo Maanta Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargaysa + SAWIRRO
October 5, 2017 - Written by Reporter:

Waxay ahayd madal ad ubilan oo badi kulmisay hadloorka Somaliland madaxda dhaqanka bahda garsoorka Somaliland kaasi oo maanta ka dhacay huteelka maansoor ee magaalaa hargaysa Madashan bilan ayaa waxaa lagu yagleelayay qoys cusub oo kusoo kordhay umada islaamka Waxaana loogu debaaldagaya Meherka Garsoor maxamuud Cabdirasaaq Maxamed Iyo Marwo Shugri Maxamed Muuse , Hadaba dhamaan dadkan hoos ku qorani waxay dhambaal hamalyo ah ah udirayaan Meherka qoyskan. Cabdicasiis Cabdilaahi Caalin iyo Qoyskiisa, Muj Cali Cabdiqaadir Muxumed Mukhtaar Maxamed Muxumed (Miino) Garyaqaan Xuseen Fadal Maxamed ISmaaciil Axmed Cabdilaahi Cali Oday Cabdi Siyaad Mustafe Kaamil Ciise Maxamed Muuse Geedi Xuseen Xasan Cabdi Sakariye Shirwac Garsoore Cabdifataax Shandaqiiqo Maxamed Cabdi Yoonis Cabdiwahaab Ducaale. SIDOO KALE DHAMBAAL HAMABLYO AH WAXAA DIRAYA BAHDA SHABAKADA WARARKA EE WAJAALENEWS

 

22221754_1647625121946147_663716160519239537_n 22196018_1647625085279484_7446099451492592151_n

 

meher11 meher1 meher2 meher3 meher4 meher5 meher6 meher7 meher8 meher9 meher10 meher11 meher12 meher13 meher14 meher15 meher16 meher17 meher18meher19 meher20 meher21 meher22 meher23

COMMENTS
LINKS