WAJAALE NEWS

Hambalyo Meher Wacan Garsoore Maxamuud Cabdirasaaq Maxamed Iyo Marwo Shugri Maxamed Muuse Oo Maanta Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargaysa + SAWIRRO

Waxay ahayd madal ad ubilan oo badi kulmisay hadloorka Somaliland madaxda dhaqanka bahda garsoorka Somaliland kaasi oo maanta ka dhacay huteelka maansoor ee magaalaa hargaysa Madashan bilan ayaa waxaa lagu yagleelayay qoys cusub oo kusoo kordhay umada islaamka Waxaana loogu debaaldagaya Meherka Garsoor maxamuud Cabdirasaaq Maxamed Iyo Marwo Shugri Maxamed Muuse , Hadaba dhamaan dadkan hoos ku qorani waxay dhambaal hamalyo ah ah udirayaan Meherka qoyskan. Cabdicasiis Cabdilaahi Caalin iyo Qoyskiisa, Muj Cali Cabdiqaadir Muxumed Mukhtaar Maxamed Muxumed (Miino) Garyaqaan Xuseen Fadal Maxamed ISmaaciil Axmed Cabdilaahi Cali Oday Cabdi Siyaad Mustafe Kaamil Ciise Maxamed Muuse Geedi Xuseen Xasan Cabdi Sakariye Shirwac Garsoore Cabdifataax Shandaqiiqo Maxamed Cabdi Yoonis Cabdiwahaab Ducaale. SIDOO KALE DHAMBAAL HAMABLYO AH WAXAA DIRAYA BAHDA SHABAKADA WARARKA EE WAJAALENEWS

 

 

Exit mobile version