WAJAALE NEWS

XIGMADDII SHINIDA IYO SHIMBIRTA

Shimbir ayaa su’aal weydiisay Shini, waxay tidhi shiniyeey waad shaqo badan tahay, ma nasatid hadba meel ayaad u duuleysaa. waa howl adag si aad diyaariso Malab laakiin maxey kuugu taal nin ayaa yimaada marka aad diyaariso wuu kaa xadaa. Sow ma dareentid murugo?

 

 

 

Shinidii : Maya ma dareemo Murugo mana laga yaabo in aan dareemo…. maxaa yeelay ninku wuxuu xadi karaa malabkeyga laakiin ma xadi karo naqshadda aan wax ku sameeyo.

Marka iska daa dadka haddii ay adiga iska kaa dhig-dhigaan waayo tooda ayey hilmaameen.

 

 

Qalinkii: Siciid Xagaa.

 

Exit mobile version