WAJAALE NEWS
Guddoomiye Cirro Oo Iska Casiley Xubinimadii Uu Ka Ahaa Golaha Wakiillada Somaliland
October 11, 2017 - Written by wajaale Jirde

Hargeysa(W,N)-Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga WADDANI sidoo kalena ahaa xildhibaan ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inuu gabi ahaanba baneeeyey xubinimadii xildhibaanimo ee uu ka ahaa golaha wakiilada Somaliland kana tirsanaa golahaasi muddo dheer oo 12 sano ah.

Shabakada Wararka Wajaalenews oo ay soo gaadhay warqad uu Murrashax Cirro ku socodsiinayo shir gudoonka golaha wakiilada Somaliland kuna cadaynayo inuu baneeyay booskaas xildhibaanimo ayaa waxay u dhignayd sida tan

 

Ku:- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland

Og:- Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada

        

                                     Ujeedo:- Banayn Xubinimadii Golaha Wakiilada Somaliland

Mudane Gudoomiye

Aniga oo ah mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),waxaan manta oo taariikhdu tahay 10.October .2017 iska casilay xubinimadii golaha Wakiilada Somaliland.

Waxaan gole waynaha u rajaynayaa guul,shaqo wanaagsan iyo xil gudasho wanaagsan,sidoo kalena waxaan Illaahay ka rajaynayaa inuu quweeyo dalkeena Somaliland,dadkiisana Barwaaqo ku mannaysto.

 

 

Allah Mahad Leh

 

 

Dr Cabdiraxmaan Maxmed Cabdilaahi (Cirro).

 

Mudanaha booskan uu baneeyey murrashax Cirro soo buuxin doona ayaa Wajaalenews xog ay heshay lagu sheegay inuu yahay Abwaan Gaaxnuug oo kasoo jeeda gobolka Saaxil,isla markaan ahaa sida naloo sheegay xildhibaankii xagga codka kusoo xigay murrashax Cirro.

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews