WAJAALE NEWS

Madaxwayne Ku xigeenkii Hore Ee Jsl Oo Wax laga Xumaado Ku Tilmaamay Madax Dhaqameedka ku Dhex Milmay Siyaasada Asxaabta. Iyo Arimo kale Oo Xasaasiya.

“Murashixinta Xisbiyadu Waxay inagu leeyhiin  Cod  Balse Dhiig inaguma laha” Axmed Yuusuf Yaasiin,

Hargeysa(W;N) Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Somaliland mudane Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa waxa uu ka hadlay arrimo dhawr ah oo ay kamid yihiin xaaladda dalku marayo,saldhiga Milateri ee dawlada Turkigu ka hirgalisay magaalada Muqdisho,doorashooyinka soo socda iyo arrimo dhawr oo kale,waxaana uu fariin u direy xukuumadda iyo xisbiyada Qaranka Somaliland.

Exit mobile version