WAJAALE NEWS

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland Oo Soo Bandhigtay Buugaag Laga Qoray Qadiyadda Aqoonsi Raadinta

Hargaysa(W,N)-Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland ayaa waxaa ay magaalada hargaysa ku soo bandhigtay buugaag dhowra oo laga qoray  Qadiyadda Aqoonsi Raadinta Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

Exit mobile version