Natiijooyiinkii Sideedii Kulan Ee Caawa Yurub Laga Ciyaaray | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Natiijooyiinkii Sideedii Kulan Ee Caawa Yurub Laga Ciyaaray
October 17, 2017 - Written by Reporter:

Siddeed kulan oo Champions Leaque ah heerkiisa Groupyada ah ayaa caawa laga ciyaaray garoomada Yurub, waxaana guulo gaadhay kooxo ay ka mid yihiin Liverpool, Manchester City, halka kulankii Real Madrid Iyo Totanham uu ku dhamaaday barbaro.

 

champions-league

 

Halkan Hoose Kaga Bogo Dhamaan Natiijooyinka Kulamada Caawa Laga Ciyaaray Yurub

 

Maribor 0 – 7  Liverpool

Spartak Moscow 5 – 1  Sevilla

Feyenoord 1 – 2  Shakhtar Donetsk

Manchester City 2 – 1  SSC Napoli

Monaco 1 – 2  Besiktas

RasenBallsport Leipzig 3 – 2  FC Porto

APOEL Nicosia 1 – 1  Borussia Dortmund

Real Madrid 1 – 1 Tottenham Hotspur

 

 

COMMENTS
LINKS