War Deg Deg Ah Allah Ha U Naxariistee Waxa Magaladda Djibouti Ku Geeriyooday Xil Xasan Cawaale Caynaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah Allah Ha U Naxariistee Waxa Magaladda Djibouti Ku Geeriyooday Xil Xasan Cawaale Caynaan.
October 21, 2017 - Written by Wariye:

xasan cawaale.jpgHargeisa (WJN):-Inaa lilaahi wa inaa ilayhi rajicuun waxa maanta dalka jamuuriyada Djibouti ku geeriydoody xildhibaan xasan cawaale caynaan oo ka mid ahaa mudana yaasha golaha wakiilada ee Somaliland isla markaana ahaa gudoomiyha arimaha bulshada ee golaha wakiilada Somaliland

Waxana dhawaan xaalad caafimaad loo geeyay dowlada Djibouti si loogu dabiibo xaladiisa cafimaad

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi rajicuun

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habane

COMMENTS
LINKS