WAJAALE NEWS

Waiirkii Hore Ee Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale Waxa Uu Dhamaal Tacsi Ah U Diraya Golaha Wakiilada Geerida Ku Timid Xil,Xasan Cawaale.

cabdicasiis samaaleHargeisa (WJN): Waiirkii Hore Ee Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale Oo ku hadlaya afkiisa iyo ka xukuumada waxan uu  Dhamaal Tacsi Ah U Diraya golaha wakiilda JSL iyo qaranka jamuuriyad somliland  ee uu ka baxay marxuun xil xasan cawaale Caynaan oo ku geeriyooday magalada Djibouti.

Sidoo kale waxa uu uga tacsiyadaynayaa qayskii iyo qarabadii iyo ehelkii uu ka baxay in uu ialahy Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo

 

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi rajicuun

 

 

 

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habane

Exit mobile version