Daawo: Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Maroodi-jeex Oo Iska Casilay Xisbiga Kulmiye | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Maroodi-jeex Oo Iska Casilay Xisbiga Kulmiye
October 22, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Badhasaabkii hore ee gobolka Maroodi-jeex Maxamed Maxamuud Jeeni-yare ayaa waxa uu shaaca ka qaaday maanta inuu iskaga baxay xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE oo uu muddo dheer ka tirsanaa kana mid ahaa siyaasiyiinta miisaanka ku leh xisbiga.
Waxaana masuulkani uu ka dhawaajiyay sababaha uu iskaga casilay waxaana uu shaaciyay inuu si rasmi ah ugu biiray xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS