WAJAALE NEWS

Gudoomiye Cirro Oo Masuul Cusub Ku Daray Hogaanka Sare Ee Xisbiga Waddani

Hargaysa(W,N)-Murrashaxa Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa hogaanka Sare ee Xisbiga Waddani ku daray masuul Cusub.

Halkan Hoose Ka Akhri

Exit mobile version