DAAWO Waxa Maanta Aas Qaran Logu Sameeyay Magalada Hargeisa Xil Xasan Cawaale Caynaan Oo Dalka Jibouti Ku Geeriyooday. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO Waxa Maanta Aas Qaran Logu Sameeyay Magalada Hargeisa Xil Xasan Cawaale Caynaan Oo Dalka Jibouti Ku Geeriyooday.
October 22, 2017 - Written by Wariye:

wjnHargeisa(wjn):- Allah naxariistii jano ha ka waraabiyee waxa magalada hargeisa aas qaran loogu sameeyay xil xasan cawaale caynaan oo maalintii shalay ku geeriyooday dalka jamuuriyada Djibouti
Waxan ka soo qayb galay aaska marxuun xasan cawaale xubno kamida golaha wakiilada jsl iyo masuuliyiinta xukuumada.

 

 

Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habane

COMMENTS
LINKS