Xisbiga Waddani Oo Cuduud Taageerayaal Ah Ku Soo Bandhigay Magaalada Burco +SAWIRO | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Cuduud Taageerayaal Ah Ku Soo Bandhigay Magaalada Burco +SAWIRO
October 23, 2017 - Written by Reporter:

Burco(W,N)-Xisbiga Mucaradka ah Waddani ayaa Maanta Magalada Burco Ee Xarunta Gobalka Togdher ku Soo Bandhigay Cudud Tagerayaal Tiro Badan,

Taageerayashani Oo ahaa Kuwo Aan Tiradooda la Koobi Karayn ayaa Sitay Calanka astaanta u ah xisbiga wadani,

 

wadani1 wadani2 wadani3 wadani4

 

Waxaana Dadwaynahaasi kala soo qaybgalay Khayriyada Burco Wafti baladhan oo ka socda xisbiga wadani oo uu hogaminayay  Wasiirkii Hore Arrimaha Dibada Somaliland Ampassator Maxamed Biixi Yoonis.

 

 

wadani5 wadani6 wadani7 wadani8

 

COMMENTS
LINKS