WAJAALE NEWS

Xisbiga Waddani Oo Cuduud Taageerayaal Ah Ku Soo Bandhigay Magaalada Burco +SAWIRO

Burco(W,N)-Xisbiga Mucaradka ah Waddani ayaa Maanta Magalada Burco Ee Xarunta Gobalka Togdher ku Soo Bandhigay Cudud Tagerayaal Tiro Badan,

Taageerayashani Oo ahaa Kuwo Aan Tiradooda la Koobi Karayn ayaa Sitay Calanka astaanta u ah xisbiga wadani,

 

 

Waxaana Dadwaynahaasi kala soo qaybgalay Khayriyada Burco Wafti baladhan oo ka socda xisbiga wadani oo uu hogaminayay  Wasiirkii Hore Arrimaha Dibada Somaliland Ampassator Maxamed Biixi Yoonis.

 

 

 

Exit mobile version