MILICSIGA Muj Cali Maxamed Yuusuf oo hore u saadaaliyay dhamaadka doorashada somaliland iyo milicsiga doorashadii golayaasha deegan
sidoo kale Muj Cali Guray ayaa bulshada u iftiimayay doonista muuse biixi oo uu farta ku fiiqay in uu dhiiga dadka kala qiimo badan yahay kursigu “ Caqliga Muuse Biixi Wuxu Isleeyahay Mar hadaad Odaygii Haysato RRUdiina Joogto, Cirro Muxuu Sheegayaa Halkaasi Waa Halka Uu Wixiisii Xilka Lahaa Iyo Dagaal Sokeeye ka Bilaabmayo”
HALKAN KA DAAWO MUUQALKA SAADAASHA CALI GURAY IYO SIFIFAALAHA MAANTA MUUQDA.