Dhamaan Masuuliyiintan Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaa Qoyski Iyo Qaraabadii Uu ka Baxay Marxuum Gaashaanle Sare Maxamed Cabdi(Shiine faqash) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhamaan Masuuliyiintan Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaa Qoyski Iyo Qaraabadii Uu ka Baxay Marxuum Gaashaanle Sare Maxamed Cabdi(Shiine faqash)
October 31, 2017 - Written by Editor:

Dhamaan Odoyaashan xildhibaano iyo xubnahan hoos ku qaran waxay  uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, qaraabada, ehelada, Ciidammada Qaranka iyo guud ahaan shacabka Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Gaashaanle Sare . Maxamed Cabdi Cali (Shiine faqash) oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa maanta oo taariikhdu tahay 31/10/2017.

Marxuum Gaashaanle Sare  Maxamed Cabdi Cali (Shiine Faqash) oo ka mid ahaa mujaahidiintii u soo halgamay waddanka, waxaannu kaalin wayn ku lahaa aasaaskii ciidanka Qaranka Somaliland oo uu ahaa saraakiisha sarsare ee dadaalka badan galiyey horumarinta ciidammada,

XILDHIBAAN CABDICASIIS AADAN HABANE(SIISTO)

ISMAACIIL AADAN HABANE

CAAQIL AXMED AW NUUX IBRAAHIM

MUXUMED CALI MAXAMED(GAAFANE)

CABDIRAXMAN CALI TAMAN

MAXAMED MUUSE KULUC

CABDIRAXMAN MAXAMED CIRAAQI

Sidoo kale xildhibaanada odoyashaasha ayaa  marxuumka Alle uga baryayaa inuu jannadiisa Firdowsa ka waraabiyo, qoyska, qaraabada, ehelka iyo shacabkana uu Samir iyo Iimaan Saadiq ah ka siiyo. Aamiin….Aamiin….Aamiin.

 

INAALILAAHI WA INAA ILAHAY RAAJUCUUN

 

COMMENTS
LINKS