WAJAALE NEWS

DAAWO; Shacbi Waynaha Waxaan Leeyahan Xisbi Kasta Oo Inaga Mid Ahi Cod Bay Idinku Leeyahay Ee Dhiigiina In Aad Udaadisaan Idinkuma Laha” EX Madaxwayne Daahir Riyaale.

Hargaysa(W.N) Milicsiga Dardaarankii uu Madaxwaynihii Hore ee jamhuuriyada Somaliland  Daahir Riyaale udiri jiray xiliyada Doorashada Shacbi waynaha Reer somaliland iyo wadaniyada ku dheehnay oo noqotay mid Saamay ku reebtay quluubta Shacabka somaliland,

https://youtu.be/lifyRmVanh0

Exit mobile version