WAJAALE NEWS

Hambalyo Meher Wacan Axmed Cabdi Aadan Iyo Hoodo Mukhtaar Cabdi +SAWIRRO

Waxay ahayd madal Aad ubilan oo badi kulmisay Dad badan kaasi oo maanta ka dhacay huteelka Green Plazza ee magaalada Hargaysa Madashan bilan ayaa waxaa lagu yagleelayay qoys cusub oo kusoo kordhay umada islaamka Waxaana loogu debaaldagayay Meherka, Boqorka iyo Boqorada , Axmed Cabdi Aadan Iyo Hoodo Mukhtaar Cabdi.

 

Exit mobile version