DAAWO: Xog Culus: Murashaxa Xisbiga Kulmiye Oo Cadeeyay Aragti Rasmiga ah Ee Uu Ka Aaminsan Yahay Ansixinta Gobolnimada Gabiley +Xuduudihiisa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Xog Culus: Murashaxa Xisbiga Kulmiye Oo Cadeeyay Aragti Rasmiga ah Ee Uu Ka Aaminsan Yahay Ansixinta Gobolnimada Gabiley +Xuduudihiisa.
November 11, 2017 - Written by Reporter:

gabileyGabiley,(W,N)-Muuqaal Laga Soo Duubay Murashaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Ayaa Uu

Daaha  kaga fayday Aragtida rasmiga ee uu ka aamin sanyahay In la ansixiyo gobolnimada gabiley

Sidoo kale Murrashaxa Xisbiga Kulmiye ayaa sheegay xadka Gobolka Gabiley la wadaago Gobolada Maroodi jeex iyo Awdal.

Dhanka kale Murashaxa Xisbiga Kulmiye ayaa Shaaca ka qaaday in Degmada Farowayne tahay ta ugu dhul waynta  Degmooyinka hoose yimaada Gobolka Maroodi  jeex

Halkan ka Daawo Muuqaalka  Murashaxa kulmiye Iyo Aragtidiisa Rasmiga ah;

 

 

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Gabiley Office

 

COMMENTS
LINKS