WAR DEG DEG AH GUDIGA KOMISHAKA DORASHOOYINKA OO KU DHAQAAY NATIIJADII DOORASHADA IYO MUUSE BIIXI CABDI XILDIID OO KU GUULAYSTAY. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
WAR DEG DEG AH GUDIGA KOMISHAKA DORASHOOYINKA OO KU DHAQAAY NATIIJADII DOORASHADA IYO MUUSE BIIXI CABDI XILDIID OO KU GUULAYSTAY.
November 21, 2017 - Written by Wariye:

GUDDOOMIYAHA-XISBIGA-KULMIYE-MUUSE-BIIXI-CABDI-OO-HAMBALYO-IYO-BAAQ-KU-SAABSAN-18-MAY-2017-U-DIRAY-BULSHADA-SOMALILANDHargeisa (WJN):-Xisbiga talada dalka haya ee kulmiye ayaa markii labaad ku guulaystay talada dalka jamuuriyada Somaliland ee shanta sanadood ee soo socda

Iyada oo manta si wayn loogu dhag taagayay natiijada gudiga doorashada Somaliland siddoo kalena ay soo gabo gaboobeen  khilafafdkii ka dhaxtagnaa qaar kamid ah axaabta qaranka oo walaac ka muujinaysay hanaanka doorashada Somaliland u qabsoontay iyo sida ay komishanka doorashadu u maamuleen.

Waxan aad magaalooyinka Somaliland gaar ahaan magalada Hargeisa  aad ka maqlaysa buuqa iyo sawaxanka ay isla dhax marayaan tageerayaasha xisbiga doorashada ku guulaysatay ee kulmiye.

Sidoo kalena iyada oo ay gaafwareegayaan kumanaan kamid ah ciidamada kala duwan ee qaranka Somaliland kuwaasi oo dusha sare kala socda xaalada amniga qaranka iyo tageerayaasha u dabaaldagaya guusha u soo hoyatay.

Kala soco Wixii warar ah ee ka soo kordha dabaaldaga tageerayaasha xisbiga kulmiye iyo xaalada wadanka

 

 

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdulkadir Habane

 

COMMENTS
LINKS