Guddoomiyihii Guddida Diwaangalinta Ururada Siyaasada Oo Saaka Ku Geeriyooday Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomiyihii Guddida Diwaangalinta Ururada Siyaasada Oo Saaka Ku Geeriyooday Hargaysa
November 30, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Gudoomiyihii guddiga diiwaangalinta ururadda siyaasada iyo kala saarista axsaabta Qaranka Cabdirisaaq Ciyaale ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Hargeysa gaar ahaan cusbitaalka wayn ee Hargeysa.

ina-Ciyaale

Cabdirisaaq Jaamac Ciyaale gudoomiyaha guddiga diiwaangalinta ururada siyaasada ayaa muddo xaalad caafimaad u jiifay,waxaana saaka subaxii hore uu ku geeriyooday cusbitaalka Hargeysa.

Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

COMMENTS
LINKS