WAJAALE NEWS

Guddoomiyihii Guddida Diwaangalinta Ururada Siyaasada Oo Saaka Ku Geeriyooday Hargaysa

Hargeysa(W,N)-Gudoomiyihii guddiga diiwaangalinta ururadda siyaasada iyo kala saarista axsaabta Qaranka Cabdirisaaq Ciyaale ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Hargeysa gaar ahaan cusbitaalka wayn ee Hargeysa.

Cabdirisaaq Jaamac Ciyaale gudoomiyaha guddiga diiwaangalinta ururada siyaasada ayaa muddo xaalad caafimaad u jiifay,waxaana saaka subaxii hore uu ku geeriyooday cusbitaalka Hargeysa.

Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

Exit mobile version