Hargaysa(W,N)-Dawlada Hoose ee Caasimada Hargaysa waxay masuul ka tahay gaadhsiinta adeegyada Aasaasiga ah dhamaan dadwayanaaha ku nool Caasimada,iyaga oo taas ka duulaya waxay maamulka Dawlaada Hoose hirgaliyeen mashaariic aad u tiro badan si loo daboolo baaahiyaha kala duwan ee Aasaasiga ah.
Hadaba waxaan idii soo gudbin doonaa dhamaan wadooyinkii ay hirgalisay Dawlada Hoose Hargaysa intii uu Xilka hayay Maayir Cabdiraxmaan MaxamUud Caydiid Soltelco.
WADOOYINKA CUSUB EE LA DHISAY SANADKII 2010”Asphalt Road”
Wadada taiska guud ilaa miiska saraakiisha 1000M
UNDP ilaa miisaska saraakiisha 500M
Wadada hormarta Xildhibaan nacnac 400M
Wadada cusub ee Madaxtooyada gudaheeda 500M
Kaantaroolka Madaarka Ilaa kaantaroolka Masalaha 800M
Wadada tagta sariibada Jig.jigayar 800M
TOTAL: 4000M-4KM
WADOOYINKA LA DHISAY SANADKII 2011 IYO DEGMOOYINKA LAGA HIRGALIYAY
Wadada Sheekh Madar 600M
Wadada hor marta Degmada Gacan Libaax 300M
Wadada daami ilaa Saldhiga Daami 1000M
Wadada galbeedka ka marta Schooka Daami 675M
Wadada bari ka marta schoolka Daami 900M
Wadada istaanka Burco 300M
Kaalinta Shiraaqle ilaa Maxamed Mooge 2700M
Wadada xabaalaha Jameecada 1700M
Wadada warshada masaabiirta ilaa kaalinta Total 1300M
Wadada xabaalaha if iyo Aakhiro 750M
Wadada Summer Time 300M
Wadada xarunta Madaxtooyada ka danbaysa 300M
Wadada ishaarada Madaxtooyada ilaa Deb u dejinta 200M
Wadada Xarunta shaqaalaha 200M
TOTAL: 11,225M-11.225KM
WADOOYINKA LA HIRGALIYAY SANADKII 2012 IYO DEGMOOYINKA LAGA HIRGALIYAY
Saldhiga New Hargaysa ilaa carwada 350M
Wadada xaafada sheikh nuur 1200M
Wadada jeelka ilaa geerash Aw cali 1300M
Wadada 150 laba haad 2000M
Wadada guriga sanyare ilaa madaarka 1050M
Dayrka basbaas ilaa Airportka 800M
Wadada masjidka cismaan cabdilaahi 610
Isgoyska Jig.jigayar ilaa xarunta agoomaha 900M
Isgoyska Xero Awr ilaa 150-ka 750M
Wadada Schoolka cali jaamac hormarta 1250M
Iskoyska jeelka 500M
Wadada Fakinka 400M
TOTAL: 11,11OM-11.61KM
WADOOYINKII LA HIRGALIYAY SANADKII 2013 IYO DEGMOOYINKA LAGA HIRGALIYAY
Wadada saldhiga New hargaysa ilaa saldhiga dhexe 1500M
Wadada cabaaye ilaa masjidka ibnu qamiyim 450M
Wadada masjidka tabliiqiga waqooyi ka marta 800M
Wadada maxamed mooge 2000M
Wadada Adam’s Hotel ilaa schoolka irshaad masalaha 500M
Wadada Abasador 1 ilaa dayrka ilma geele 800M
Wadada geerash gacan ilaa laamiga xera awr 1300M
TOTAL: 7,350M-7.35K
WADOOYINKII LA HIRGALIYAY SANAADKII 2014 IYO DEGMOOYINKII LAGA HIRGALIYAY
Kaalinta ina galaal ilaa dooxa wayn 300M
Wadada maansoor ilaa sheedaha 1000M
Wadada hormarta Xisbiga Kulmiye ilaa wadada xero awr 1200M
Wadada Ambaasadoor 2 ilaa dayrarka ilma geele 800M
Wadada ambaasador 3 ilaa masalaha galbeed 800M
Acadamiyada ilaa wadada cabaye 1600M
Wadada kaalinta Brothers ilaa dhaadhaca xabaalah 2000M
TOTAL: 7,700M-7.7KM
WADOOYINKII LA HIRGALIYAY SANADKII 2015 IYO DEGMOOYINKA LAGA HIRGALIYAY
Wadada daami ilaa naasa hablood tagta 2000M
Wadada tagta Ex xero dhiigtii hore 800M
Wadada nasiye ilaa wadada sheekh madar 400M
Wadada saylada xoolaha gasha 800M
Wadada Sacaadadiin bari ka marta ilaa hotel horsed 400M
Wadada Royel hotel galbeedka ka marta ilaa schoolka ilays 700M
Wadada siinay ilaa masalaha 2300M
Cismaan hindi ilaa wadada 150 on process 2000M
TOTAL: 10,200M-10.2KM
WADOOYINKA LA HIRGALIYAY SANADKII 2016 IYO DEGMOOYINKA LAGA HIRGALIYAY
Wadada dem-damiska 800M
Wadada cawaale jadhoon 1000KM
Wadada jameecada 1200M
Wadada baligubadle 6000M
Wadada digaale 2000M
Wadada dabaa imaray ilaa Ex-Control-kii hore galbeed 4000KM
TOTAL: 15000M-15KM
WADOOYINKII LA HIRGALIYAY SANADKII 2017 IYO DEGMOOYINKA LAGA HIRGALIYAY
Wadada Airport ilaa saldhiga dhexe 6,500M
Wadada ina naxar 1000KM
Wadada asluubta ilaa maxkamada gobolka 380M
Wadada ishaaqarada ilaa bacaado Restaurant 220M
Ishaarada C.I.D-da ilaa laan loobarada 465M
Indian line-ka ilaa baar hargaysa 250M
Guuleed hotel-tiyaatarka 300M
TOTAL: 11,815M-18.5KM
BIRIISHYADA LA DHISAY MUDADII U DHAXAYSAY 2010 ILAA 2017
Gacan libaax-M/HAYBE-Fooqa jajabka
13-ka may-boqol jire
M/mooge-xarunta mm agteeda
G/libaax-Xamdi hotel
M/haaruun-Xarunta degmada
M/haaruun-Xabaalaha sheikh nuur
G/libaax ilaa M/haybe-Koonfurta saldhiga New hargaysa
I/koodbuur-A/dhagax- Boqol jire
M/haybe-M/mooge-Jarato
G/libaax-sabawanaag-caro baydhay
G/libaax-Jaleelo
GAADIIDKA IYO QALABKA CULUS MACIIDAADKA (HEAVY DUTY)
Shewels
Rugley
Grader
Iska rogo wayn Nisan UD
Iska rogada wayn Marshill
Xaajiyad Koodbuur
Xaajiyad G/libaax
Xaajiyad A/dhagax
Xaajiyad Moyar
Mootooyinka Qashinka
Baabuur dhayna ah Police
Xaajiyad 26-june
Xaajiyad M/haybe
Land Cruiser-ka M/xigeenka
Nisan Box Enginerada
Zuzuki yar “Nafara”
Land Cruiser V8
Land Cruiser
Noah
QALABKA WADOOYINKA IYO DHISMAHA D/HOOSE KA SOO IIBSATAY SHIRKADA ME-TEC EE DALKA ETHIOPIA
Prumatice tyer roller 26ton
Cawler dozer 165hp
Asphalt paver(124hp)
Asphalt Mixing plant
Stone crushing plant 100t/h
Zinotruck 420hp with law bed
Dump truck
Shower truck
Shantu double roller
Excavator with juke hammer
Wiish
Machine light
Buldawsar
LAYDHKA GAADIIDKA KALA HAGA EE WADOOYINKA LAGU XIDHAY
Madaxtooyada 3
Telesom 3
Saldhiga new hargaysa 4
Star 4
Istaanka idaacada 3
Iskoyska xera awr 4
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargaysa Office